VIDEO:Dalxiise Swedish ah oo darbo ay la suuxdo madaxa kala dhacay haweeney nadaafadley ah: VIDEO

0
7

Hotel ku yaal dalkaasi Bulgaria ayaa waxaa ka dhacday dhacdo lala yaabay oo uu geystay dalxiise Swedish ah kaddib markii uu darbo ay la suuxdo kala dhacay madaxa, dabadeedna iska dhaqaajiyay.

Haweeneyda la dilay ayaa da`deeda lagu sheegay 65-jir hotelka uga shaqeyneysay dhanka nadaafadda.

 

Loading...