VIDEO:Suuqyada Madow ee lagu iibiyo Xubnaha Dadka Biniaadamka

0
7

Waxaa dunida inteeda badan laga mamnuucay ka ganacsiga jirka bini’aadamka, inkastoo ay jiraan kooxo dallaaliin ah oo suuq madow ku kala iibiya xubnaha jirka bini’aadamka oo kala qiimo sareeyaan, waxaana qiimaha ugu sareeya la iibiyaa beerka, wadnaha iyo kelyaha.

Loading...