KIISH COOKING SHOW: Sida malaayga dalka looga sameeyo “Fish Nuggets”

0
10

Barta uu ku leeyahay Youtube-ka Kiish Cooking Shows ee KIISH SHOWS ayaa waxaad kala scon kartaa casharro cunto karis oo kala duwan kuwaas oo aad ka faa`iideysan karto islamarkaana aad ka baran karto karinta cunto soomaaliga iyo waliba cuntada kale ee caalamka oo toos Muqdisho idin kaga imaanaya.

 

Hoose Ka daawo Muuqaalka Video-ga 

Loading...